Home arrow News in Somali
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:99
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:102
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:36
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:40
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 22 2008
8-jir Mareykan ah oo ku jira Liiska Argagixisada Caalamka
Written by Ali Moallim   
Friday, 22 August 2008

Liiska Dadka argigixisada loo haystoUSA,(insidesomalia.org)-James Robinson (8-jir) ah oo dagan Magaalada California ayaa liiska argagixisada lagu daray, isagoo jira 5-sano, waxaana uu tan iyo markaasi la kulmayay baaritaano adag oo xaga Boliska ah markuu la safrayo waalidkiis ama dano kasoo galaan xaga Dowladda, taasoo ay sidoo kale dhibaato ku qabaan waalidka dhalay cunugan.

Wiilkan sideed jirka ah oo ku qoran liiska argagixisada Mareykanka ee loo yaqaan «watch list» ayaa markuu ka dhoofayo garoomada diyaaradaha waxa uu sababaa dib u dhac ku yimaada safarka waalidkiis, isagoo ay Boliska qol la galaan, islamarkaana ay su`aalo weydiiyaan.

James ayaa liiskan galay kadib markii nin ay isku magac yihiin lagu eedeeyay falal argagixisnimo, kaasoo Dowladda Mareykanku ku dartay magaciisa liiska argagixsada sida aadka ah isha loogu hayo.

Wiilkan yar oo mar la weydiiyay waxa loola jeedo Terrorist ama argagixiso ayaa yiri: "Hooyadey wey dhibsataa argagixisada, sababtoo ah markaan dhoofeyno diyaaradda ayuu naga habsaamiyaa oo Boliska ayuu nagu diraa", wuxuuna intaa raaciyay James yare in isaga qudhiisu uu hasa nacay argagixisadaas marwalba wareerisa waalidkiis.

Kumanaan kun oo dad ah kuna magac ah dadka ku jira liiska argagixisada ayaa la kulma dhibaatooyin kala duwan, waxaana lagusoo waramayaa in liiska argagixisada Mareykanku ey iminka caga-cageyneyso ku dhawaad 755.000 (kun) oo qofood, kuwaasoo isugu jira ajaanib iyo mareykan dhalad ah kuna kala sugan daafaha aduunka.

Boliska Mareykanka sida Migrashanada garoomada ayaa aad ugu feejigan liisaska argagixisada kuwaasoo markiiba kasoo booda computerka isagoo tusaya calaamad cas muujinayana in magacan uu yahay mid ka mid ah magacyada ku jira liiska argagixisada.



 





Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >